Wararka Maanta

MAdaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka furay shir looga hadlayo Amniga kana hadlay Safaro

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta degmadasi ka furay shir looga hadlayey Amniga gobolka iyo dhismaha golayaasha degmooyinka ee maamulkaasi. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa furitaankii shirkaasi ka hadlay Safaro uu ku tagay magaalooyinka Muqdisho iyo Jabuuti kuwaasoo shirar looga hadlayo Amniga uu qayb ka ahaa. Madaxweynaha ayaa sheegay ...

Read More »

Golaha Wasiiradda Jubba-land oo Meel mariyay Magacaabista Xeer Ilaaliyaha iyo G-Maxkamada Sare+Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Madaxweynaha ayaa golaha uga warbixiyay ahmiyada shirkii amniga ee dhawaan Xamar lagu qabtay isagoo hoosta ka xariiqay in ay ahayd talaabo dhinaca hore loo qaaday. Dhinaca kale shirka golaha waxaa lagu meel mariyay Magacaabida Madaxweynaha ee Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ...

Read More »

Wasiirka Difaaca XFS oo tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya+Sawirro

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar ugu soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyada Soomaaliya. Tababarkaan oo mudo 90-cisho ah socday ayaa Ciidanka ka faa’ideystay oo gaarayay 130-askari,waxaana inta uu socday lagu barayay tababar la xiriira howlaha Waajibaadkooda ciidanimo iyo siday uga ...

Read More »

Sawiro;Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka Qayb Galay Xuska Sannad guuradii 48-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Muqdisho lugu qabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayay xuska sannad guuradii 48-aad ee ka soo wareegtay maalintii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Kayre ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliya, salaan sharafeed ka dibna waxaa Ra’iisul Wasaaraha ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Culumada

 Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan wadatashi ah la qaatay culumada ayaa ugu baaqay in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo hirgelnta caddaaladda. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Culumada Soomaaliyeed ay asaas u yihiin di- u-hagaajinta hannaanka caddaaladda iyo garsoorka, kaalin muhiim ahna ay ka soo qaateen samatabixinta dalka, balse haatan ...

Read More »

Dhagayso:Ururada Naafada Baladweyne oo Maantay Banaan Bax Dhigay

Ururada Naafada Gobalka Hiiraan ayaa Maantay Banaan Bax Balaaran ka Dhigay Magaaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiraan qaar ka mid ah Naafada oo iskugu soo Baxay Afaafka Hore ee Xaruunta Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa sheegey in ay Cabasho ka yihiin Gudoomiyaha Dgmada Baladweyne oo ay sheegeen in uu ka Hor istaagay Kaarar Ay Hay,ado Qarashaad Ku siinaayeen Nafadaan Banaan Baxa ...

Read More »

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho .Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho,waxaana si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin Dowladda ka tirsan oo uu horkacayo Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Garoonka diyaaradaha Adan cade ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaare kuxigeenka dalka Turkiga iyo Wafdiga uu ...

Read More »

Madaxweyne Waare oo la kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle (SAWIRRO)

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ku joogga dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Waxa ay ka wadahadleen dadaallada ciidamada Jabuuti ay ka waddaan gobolka Hiiraan. Madaxweyne Waare oo ay wehliyeen xubno ka tirsan maamulkiisa, Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Hiiraan ayaa waxay warbixin ka siiyeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle xaaladaha ...

Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta

Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray qaybaha kala duwan ee Ciidanka Asluubta 48 guuradii kasoo wareegatay xuska Maalinta Ciidanka Asluubta oo ku beegan 22-February sanadkii 1970kii. “Sanadguurada 48aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed awgeed, waxaan Hambalyo leeyahay, Sareeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, Alifleyda dableyda Ciidanka Asluubta, Xaasaskooda iyo dhammaan Ummadda ...

Read More »

Muqdisho:- Ciidanka Dowladda oo Wadooyin Hor Leh Xiray “Ogow Sababta”

Ciidamo katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa waxay saakay xireen dhaq dhaqaaqii guud Ee wadooyinka muhiimka ah iyo kuwa kale ee dhax mara degmooyinka gobalka banaadir. Waxaa la arkayaa ciidamo hubeysan oo xiray wadooyinka Shaqaalaha, wadada warshadaha iyo wadooyinka kale, waxaana gaadiidka loo diiday inay isticmaalaan Halkaasi, oo ciidamada dowladda ay ku amrayeen ineysan ku socdaali karin wadooyinkaasi. Shacabka oo lugeenaya ayaa ...

Read More »