GGGGGG
Tuesday, December 11th, 2018
header

News By mahad hassan

Military-ga Soomaaliya oo sheegay in ay qabteen hub loo waday Al-shabaab

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee gobobka Gado ayaa sheegay in ay qabteen gaari hub u siday Al-shabaab iyo raggii la socday, ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka(Akhriso)

Madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soosaaray xeer uu ku abuuray Golaha dhaqaalaha Qaranka, isagoo cuskanaya qodobadda 87 aad iyo 90 ...

Faafaahin Alshabab oo Gabar 14 Sano Jir Ah Ku Kufsaday Gobolka Mudug

Dagaalamahan Ka Tiran Alshabaab Ayaa Deegaanka DabaGalo Ee Gobolka Mudug Waxaa uu Ku Kufsaday Gabar Yar oo 14 Sano Jiro Waxaa ...

Dhageyso:-Warkii ka Soo Baxay Alshabab oo sheegay In Ay Dowlada Ka Rabaan Kuraas Siyaasadeed

Gudoomiyaha Gudiga Dib U Heshiisiinta Qaranka Cismanciil shiikh muuse oo Ka Hadal Ka Jeedinayay Munaasabada Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ayaa soo ...

Xal laga gaaray khilaafkii arrimaha Xajka

Khilaafka arrimaha Xajka ayaa markii hore waxa uu ka dhashay Diyaarado la doonayay in lagu kordhiyo dadka Xajka Diyaaradaha u qaadaya ...

Ciidanka dowladda oo hawlgal gaar ah ka sameeyay degaano ka tirsan Jubbada Hoose

Ciidamada dowladda xoogga Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa hawlgal ka dhan ah Ururka Al Shabaab waxa ay ka sameeyeen degaano hoostaga ...

UK oo sheegtay in qataro ammaan ay ka jiraan xeebaha Soomaaliya

Xafiiska arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka dalka Ingiriiska ayaa mar kale ku celiyay digniinta Muwaadiniinta u dhashay dalkaasi uu ka siinayo ...

Waraysi:Ciidanka Kenya oo dad shacab ah ku laayay Ceel-waaq

Ciidamo ka tirsan dowladda Kenya ayaa oo shalay gudaha u galay degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa si bareer ah u ...

Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn ka dhacday Qalimow

Wararka aan ka heleyno degaanka Qalimow ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degaankaasi xalay fiidkii ay ka ...

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Laba wiil oo Soomaali ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu dilay xaafad ku taalla Galbeedka magaalada Cape Town ee ...

 More »

Maqaallo

Kulan Xasaasi Ah Oo U Socdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Kan Aqalka Sare

December, 11, 2018
War Goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ...

Xoghaye Buux”Mooshinkii Laga Keenay Farmaajo Wuu Buray

December, 11, 2018
Xoghayaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa xaqiijiyay ...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga (SAWIRRO)

December, 11, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

DEGD EG: Kulan ka socda Xarunta Villa Hargeysa ee Golaha Shacabka

December, 11, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...

Dowladda Somaliya oo Shati siinaysa Kalluumaysato Ajnabi ah

December, 11, 2018
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ...

Taliye Indha-Qarshe Oo Shaaca Ka Qaaday Ciidanka Kaliya Ee Qabiilka Ka Maran.

December, 11, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi ...

DEG DEG: Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne Farmaajo oo jabay

December, 11, 2018
Mooshinkii Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay Gaas

December, 11, 2018
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ...

Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Madaxweynaha

December, 11, 2018
Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka ...

Dacwad u dhaxeysa Gaas iyo Camey oo Garowe ka furmaysa

December, 11, 2018
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta qaadaysa dacwad ...

All Saaxo Tv