GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

SAWIRO:-Dhimasho ka dhalatay Shil gaari oo ka dhacay Magalada Baydhabo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on April 16, 2019 by   ·   No Comments

Wararka laga helayo Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaariga shilka galay uu ahaa midka Xambaara Wiishka,isla markaana uu ku dhacay Buundada weyn ee loo yaqaano Isha Baydhabo.

Inta la xaqiijiyey Darawalka gaariga iyo wiil arday ah ayaa shilkaasi Gaari ku geeriyoodeen,sida ay sheegeen Wariyeyaal ku sugan Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Gaariga Shilka galay ayaa wararka aan helnay waxa ay sheegayaan inay leedahay shirkadda Korontada BECO,waxaana jira burbur xoogan oo gaaray Gaariga Shilka galay.

Qaar ka mid ah Bulshada ku nool Magalada Baydhabo iyo Maamulka degmada ayaa u gurmaday Gaariga Shilka galay, iyada oo la qorsheeyey in Gaariga laga soo bixiyo godka buundada oo uu ku dhacay.

Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa inta badan ka dhaca shilal ay badi sabab u yihiin burbruka Wadooyinka,waxaana shilka Maanta Baydhabo ka dhacay uu kusoo aadaya xilli shalay duleedka Hargeysa shil ka dhacay ay dad ku dhinteen.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo