GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Somalia Iyo Kenya Oo Iska Kaashanayo Baadigoobka Dhakhaatiirtii Kuubaanka Ee La Afduubtay.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on April 15, 2019 by   ·   No Comments

Taliska Booliska Kenya waxay bartooda Twitter-ka soo dhigeen inay Hay’addaha Ammaanka ee Somalia iyo Kenya ka wada shaqeynayaan sidii loo badbaadin lahaa 2-dii Dhakhtar ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab shalay ka soo qafaasheen Degmadda Mandhera ee W/bari ee dalkaasi.

“Hay’addaheenna Ammanaka waxay kala shaqeynayaan Hay’addaha Ammaanka ee DFS sidii Kooxihii afduubtay Dhakhaatiirtaasi looga baadi-goobi lahaa gudaha dalka Somalia, loona soo badbadain lahaa Dhakhaatiirtaasi.

Labada Dhakhtar ee laga soo afduubtay Degmadda Mandhera ee W/bari Kneya oo lagu kala magacaabo waxay ka mid ahaayeen 100 Dhakhaatiir u dhalatay dalka Kuuba oo Takhasusyo Caafimaad leh, kuwaasi oo dalka Kenya joogay tan iyo bishii June ee sannadkii hore ee 2018-ka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo