GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Axmed Madoobe oo u muuqda mid loolanka Jubbaland looga adkaaday iyo isbadal doonkii jubbaland oo garab ka helay Amisom.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on April 14, 2019 by   ·   No Comments

Waxaa muuqata in uu jabay darbigii adkaa ee Axmed Madoobe uu iskaga xiray raga musharaxiinta ah ee kula loolamaya doorashada Jubbaland.

Shir aad u heer sareeya oo dhex maray musharaxiinta isbadaldoonka Jubbaland iyo talisyada guud ee Amisom, ayaa waxaa ka soo baxay war Axmed Madoobe ka nixiyay oo mugdi galiyay waayihiisa Jubbaland.

Amisom iyo musharxiinta Jubbaland ayaa isku afgartay in la wada shaqeeyo, iyadoo Amisom ay damaanad qaaday amaanka guud ee musharaxiinta taas oo kismaayo ka dhigi karta meel uu ka bilaaban karo loolan furan.

Sida muuqata qorshihii Axmed Madoobe ee ahaa caburinta siysaasinta loolanka kula jira ayaa meesha ka sii baxaya, waxaana suuragal ah mar haday musharxiinta Jubbaland ku guulaysteen ineey kismaayo xornimo oga olaleeyn karam in xaajadu u gudubtay jubbaland in ay qaaday jidkii isbadalka.

Dhinac kale waxaa taagan qilaaf xoogan oo ka dhex taagan isla xubnaha hogaanka Jubbaland taas oo iyana u muuqato arin kale oo Axmed Madoobe culuska ku sii kordhin karto.

Sidoo kale warar hoose ayaa sheegaya ineey dowlada Soomaaliya iyo Amisom isla meel dhigeen in hoolka doorashada amaankiisa ay Amisom la wareegto.

Hadaba xiligaan waxaa suuragal u muuqata isbadal Jubbland ka dhaco oo xiliyadii hore aan u muuqan mid macquul ah.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo