GGGGGG
Sunday, April 21st, 2019
header

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 20, 2019 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ka dib markii uu kulan la yeeshay  wefti heer sare ah oo ka socda waddanka Eriteriya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ereteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed oo safar shaqo ku jooga Somaliland ayaa sheegay in Eritrea ay ka Codsadeen in ay ka Caawiso sidii Somaliland loo aqoonsan lahaa.

Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in Wafdiga dowladda Eritrea ay u ballanqaadeen in Caalamka ay gaarsii doonaan Horumarka ka jira Somaliland iyo Madaxbanaanideeda.

Waxaa uu xusay in ay qaateen dastuurka Somaliland, islamarkaana ay baari doonaan sidda ugu haboon ee Somaliland ay aqoonsi ku helikarto.

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha waxaa uu tilmaamay in Wafdiggaan oo uu ahaa Mid muhiim ah oo Somaliland u sahli doona in ay kasoo muuqato Isdhexgalka Geeska Afrika.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Wararkii u dambeeyey Dab ka kacay Bakhaar lagu keydiyo hubka Ciidamada Galmudug

April, 21, 2019
Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaaro ...

SAWIRO:- In ka badan 100 ruux oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay dalka Sri Lanka

April, 21, 2019
Qaraxyadaas oo gaaraya ilaa Lix ayaa ahaa kuwo ...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Dowladda Aysan Adeegsan Wax Awood Ah

April, 21, 2019
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...

DEG DEG:-Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla gobolka Mudug

April, 21, 2019
Wararka lag helayo deegaanka Docol ee Gobolka Mudug ...

Askar ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April, 21, 2019
Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan ...

Dowladda oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Maadooyinka dugsiga Sare

April, 21, 2019
Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka maadooyinka ...

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey deegaan ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

April, 21, 2019
Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in Maraykanku uu ...

Aqalka Sare oo soo farageliyey khilaafka Wasaaradda Waxbarshada Somalia iyo Puntland

April, 21, 2019
Xubno ka tirsan aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ...

Dowladda oo sheegtay in si deg deg ah loo dhameysytirayo Dastuurka dalka

April, 20, 2019
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ...

Wararkii ugu dambeeyay Kulamo Nairobi uga socda Madaxda maamul goboleedyadda

April, 20, 2019
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka ...

Maqaallo