GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

SAWIRO: Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo siwadajir ah xariga uga jaray Xarunta Safaarada

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 17, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ee Maxamed Cabdulalahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta waxaa ay siwadajir ah xariga uga jareen Safaarada Dowladda Jabuuti ay ka dhisatay Magalada Muqdisho taas oo laba sana ka hor la dhigax-dhigay.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Xarunta Safaarada oo ku taalla degmada Cabdul Casiis ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha labada dal, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda iyo sidoo kale Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Intii ay munaasabada socotay ayaa waxaa Goobta Heeso Wadani ah kusoo bandhigay Fanaaniinta ka mid ahaa wafdiga Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ee Xasan Aadan Samatar, Axmed Cali Cigaal iyo Cawaale Aadan Daahiye.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumart Geelle ayaa lagu wadaa Goordhow in uu khudbad u jeediyo Xildhibaanada labada Aqal oo kulan deg deg ah ku leh Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye,waxaa sidoo kale uu u duuli doonaa Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti oo ka mid ah howlgalka AMISOM.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo