GGGGGG
Monday, May 27th, 2019
header

Dhageyso:-Soomaaliland oo amar dul-dhigtay Ganacsatada Dekadda Berbera

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 17, 2019 by   ·   No Comments

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagneyd xiisad u dhaxeysay Ganacsatada wax kasoo degsada dekadda Magaalada Barbara iyo Shirkadda Maamusha ee DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta, waxaana xiisadaas soo farageliyay Soomaaliland.

Xiisadaas ayaa salka ku heysay, kadib markii Shirkadda DP World ay kordhisay lacagta laga qaado Ganacsatada wax kasoo degsada dekadda, hayeeshee Ganacsatadu ay taasi diideen.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Somaliland, Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa sheegay in Shirkadda DP World usoo gudbiyeen dacwad ah in sara loo qaado lacagaha laga qaado Ganacsatada, hayeeshee Ganacsatadu ay taasi diidan yihiin.

Waxa uu sheegay Wasiirka in sicirka Dollarka uu kor u kacay, balse Shirkadda DP World ee Ganacsatada ka qaadi jireen 7.000  oo ah sarifka halka uu markii hore taagnaa balse dacwada ay soo gudbisay Shirkadda aawgeed laga dhigay in Ganacsatada laga qaado 8.000 oo Shillinka Soomaaliland ah oo Canshuur ahaan ay u bixinayaan.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa istaagay Shaqada Dekadda Magalada Barbara, waxaana Ganacsatada alaabaha kasoo degsada ay ka cabanayeen in canshuurta lagu kordhiyey lamina oga waxa ay ka qaadan doonaan Go’aanka Wasiirka kasoo baxay.

      Dhageyso-Somaliland oo ku amartay ganacsatada Berbera in ay qaataan Go’aankii ka soo baxay Shirkadda DP World (1)

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

May, 27, 2019
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo geba-gabeeyay booqashadii Koonfur Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan ...

Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika

May, 27, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ...

SAWIRO:-Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

May, 27, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Maxaa ka jira in markale uu fashilmay Imtixaanka ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada?

May, 27, 2019
Iyada oo Maanta lagu wado in uu bilaawdo ...

Hay’adaha samafalka oo soo saaray qorsho la xiriira Abaaraha ka jira dalka

May, 26, 2019
Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii ...

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay Warkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad ...

Dhageyso:-Digniin loo diray Dhaqaatiirta Ajanbiga ee ka howlgasha Hir-Shabeelle

May, 26, 2019
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Cabduqaadir Aadan ...

Hir-Shabeelle oo cadeysay mowqifkeeda Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

May, 26, 2019
Kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ay ...

Galmudug oo ka hortimid Go’aan kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya

May, 26, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay ...

Maqaallo