GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Puntland Oo Kulamo Ka Wada G/Sanaag Xili Ay Jirto Xiisad U Dhaxeysa Somaliland Iyo Puntland

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 14, 2019 by   ·   No Comments

Xili ay sii kor dhayso xiisadda u dhaxeysa maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa wasiiro iyo xildhibaano  ka tirsan Maamulka Puntland waxa ay gaareen deegaano ka tirsan gobalka Sanaag oo ay ku muransanyihiin labada maamulk ee deriska ah.

Wefdigaan ayaa waxa ay gaareen deegaanka Heyl ee gobalka Sagaan waxaana socdaalka wasiirada iyo xildhibaanadaan uu yahay mid heer Sare ah oo loogu kuur gelayo xaaladda dhinaca nolosha ah ee ka jirta halkaas.

Masuuliyiintaan ka tirsan Puntland ayaa kula la qaatay Odayaasha dhaqanka culuma’uudiinka iyo qeybaha kale ee bulshada iyaga ka xog wareystay caqabadaha dhinaca nolosha ee heystada dadka deegaanka si wax looga qabto.

Safarka Wasiirada iyo Xildhibaanadaan waxa uu ku soo beegmayaa xili ay cirka iskusii shareereyso xiisadda u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland kuwaas oo isku heysta gacan ku heynta deegaano ka tirsan gobalada Sool iyo Sanaag.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo