GGGGGG
Tuesday, May 21st, 2019
header

Muuse Biixi oo shaaciyey halka lagu qabanayo wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 14, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyey in 19-ka Bishaam Maarso dalka Chana lagu qaban doono wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland oo tiro ka dhwor jeer ah uu fashil ku yimid.

Waxa uu ku eedeeyey  Muuse Biixi in dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhowr mar diiday wadahadalahaas oo uu sheegay in horay loogu qorsheeyey wadamada, Switzerland, turkiga, Sweden iyo Qatar, isal markaana ay eedeeda leedahay inay dib u dhacaan  Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa uu hadalkiisa intaasi raaciyey in  ugu dambeyn la filayo in Bishaan 19-keeda la isugu tago dalka Chana si lo sameeyo Guddi labada dhinac ah,hayeeshee dowladda Soomaaliya weli dhankeeda kama hadlin warkaan kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliland.

Wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa hakad waxa ay galeen sanadkii 2015-ki, hayeeshee dowladda Soomaaliya ayaa dhowr mar shaacisay inay diyaar u tahay in ay dib u bilaawdaan wadahadaladaas.

Waxaa kaloo xusid mudan in Wada hadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland ay dowladda Turkiga u Magacaawday Ergaygii hore ee u joogay Soomaaliya ee hore Olgan Bekir.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Faah faahin:-Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin Jubbada Hoose

May, 21, 2019
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad ...

dhageyso;’ ma;suuliyiiin ka tirsan DFS oo buuqaday marwo Baxsan oo ah fananad qaran oo xauunsan

May, 21, 2019
Wasiirka warfaafinta xukuumadda FS iyo maareeyaha guud ee ...

Kenya oo xirtay Xawaalado ay Soomaali leeyihiin

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa xilligaan wado isku-day ku aadan ...

Dhageyso:-Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Gaalkacyo ku Kulmaya

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo maalmahan ku sugnaa ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka Somaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Turkiga

May, 21, 2019
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ...

Masuuliyiintii DFS ee Ku Xanibnaa Jomo Kenyatta oo Muqdisho Lagu Soo Celiyay

May, 21, 2019
Wasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda Federaalka Somaliya iyo ...

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Bakool

May, 21, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib u Heshiisiinta iyo ...

SAWIRO:-Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

May, 21, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Mamulka Jubbaland oo War kasoo saaray darbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka Soomaliya

May, 21, 2019
Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud ...

Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland oo faah faahiyey safar uu ku tagayo Shiinaha

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Maqaallo