GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Ciidamada Somaliland oo la wareegay deegan ka tirsan gobolka Sanaag

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 14, 2019 by   ·   No Comments

Wararka laga helayo Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ku waramayaan in goordhow deegaanka Hadaaftimo ee gobolkaas ay gaareen Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliland oo maalmahaan ku sugnaa meel aan ka fogeen deegaankaas.

Dadka deegaanka oo saakay banaanbax dhigayay ayaa mar qura waxa ay ka warheleen ciidamo wata Gaadiidka dagaalka oo ka tirsan kuwa Soomaaliland, kuwaas oo soo galay gudaha deegaanka Hadaaftimo.

Warkaan ayaa soo baxay barqadii Maanta,hayeeshee guddoomiyaha deegaanka Hadaaftimo ee Puntland Axmed Maxamed Cabdi oo la hadlay allsaaxo  ayaa warkaasi beeniyey,waxaana uu sheegay in ciidamada Soomaaliland ay ku egyihiin deegaanka Yubbe ee Bariga Gobolka Sanaag.

Dhinaca kale Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo Ciidamo farabadan ayaa iyana waxa ay ku sugan yihiin deegaanka Xingalool ee Gobalka Sanaag, waxaana taasi ay casbi ku beertay Shacabka ku nool Bariga Gobolka Sool.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo