GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Caro ka dhalatay lacagta ku baxday darbiga laga dhisay xadka Kenya & Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 14, 2019 by   ·   No Comments

Xildhibaannada dalka Kenya ayaa ka carooday in dawladdu ay 35 milyan oo doolar u adeegsatay darbiga 10 kiiloo mitir ah ee ay ka dhistay xadka Kenya iyo Soomaaliya si loo hor istaago dagaalameyaasha Al Shabaab ee xadka ka soo tallaaba.

Xildhibaannada ayaa rumaysan in dad ka shaqeeya wasaaradda ammaanka ay fursad ka dhigteen halista ka imaanaysa Al Shabaab si ay u xadaan lacagta dadwaynaha.

Faahfaahinta kharashka ku baxay ayaa la ogaaday ka dib markii warbixin rasmi ah la horgeeyay xildhibaannada Arbacadii.

Soddon iyo shantaas milyan ayaa ka dhigan in halkii kiiloo mitirba lagu dhisay 3 milyan oo doolar, dhismaha darbiga ayaana ka kooban tiirar shub ah iyo silig shabaq ahaan u samaysan.

Lacagtan ayaana ka badan kharashka ay dawladdu u qoondaysay istaraatiijiyaddeeda kaydka cuntada sannad miisaaniyadeedka 2018-2019.

Dawladda Kenya ayaa markii hore ku dhawaaqday in ay dhisayso 700km oo darbi ah si Al shabaab looga hor istaagi in ay xadka ka soo tallaabaan, taas baddalkeedana dawladdu waxay 2015kii billawday darbi shabaq ah.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo