GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Al Shabaab oo baahiyay Sawirada saanad ay ka furteen ciidamada DANAB iyo Mareykanka (Daawo)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 13, 2019 by   ·   No Comments

Al Shabaab ayaa soo bandhigay sawiro muujinaya hub, dhaqaale iyo agab kale oo ay sheegeen inay ka furteen ciidamada Mareykanka iyo kuwa DANAB oo habeen ka hor weerar ku qaaday deegaanka Daarusalaam.

Al Shabaab ayaa sidoo kale sheegay in howlgalka ka dhacay deegaanka Daarusalaam sidoo kale ay ku dileen askari u dhashay dalka Mareykanka, iyadoo dowladda Mareykanka ay ka hadashay askarigaasi Al Shabaab ay sheegeen inay dileen.

Mareykanka ayaa sheegay in howgalkaasi uu ahaa mid qorsheysan islamarkaana lagu dilay siddeed kamid ah ciidamada Al Shabaab ee ku sugnaa saldhiga deegaanka Daarusalaam ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Mareykanka ayaa sheegay in markii howlgalka uu dhamaaday ay tira koobeen Askarta Mareykanka ah wax khasaare ahna uusan ka soo gaaray howlgalka oo ay ku faaneen in ay ku dileen siddeed xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Al Shabaab ayaa sheegay in hal askari uu kaga dhintay weerarka islamarkaana labo kale ay ku dhaawaceen, sidoo kalana askar ay ka dileen ciidamada DANAB ee dowladda Soomaaliya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo