GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 12, 2019 by   ·   No Comments

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay Gudaha dalkaasi ku dileen Muwadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida ku Ganacsata dalkaas.

Muwaadinka Soomaliyeed ayaa lagu dilay goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Tuulada Paarl oo  hoostagta Magaalada Cape Town,waxaana Alle ha u naxariistee lagu Magacaabi jiray Xuseen Muxumed Xasan.

Mid ka mid ah Soomaalida ku Ganacsatada koonfur Afrika ayaa sheegay in ka hor dilka Muwaadinka Soomaaliyeed ay isku-dayeen Kooxda Burcada aheyd in ay dhac u geystaan, hayeeshee uu ka biyo diiday taas oo keentay inay dhowr xabadood ku dhuftaan

Kooxa Burcada aheyd ee dilka geysatay ayaa Goobta ka baxsatay,waxaana Meydka Muwaawdinka Soomaaliyeed Goobta ka qaaday qaar ka mid ah Ganacsatada Soomaalida oo deris la ahaa Wiilkaas Dhalinyarada ah ee la dilay.

Dalka Koonfur Afrika ayaa snadkan 2019 waxaa kusoo kordhay dilalka loo geysanayo Soomaalida ku Ganacsatada,waxaana weli jirin cid isku-dayday inay ka hor tagto dilalkaas ee labada dal Soomaaliya iyo Koonfur Afrika.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo