GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Midowga Yurub oo Mashaariic ka fulinaya Jubbaland xilli Kheyre uu gaaray

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 12, 2019 by   ·   No Comments

Midowga Yurub ayaa lagu wadaa inuu Maalinta Berri ah oo talaado ah uu Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose uu ka daah furo mashruuc ku kacaya 83 Milyan oo Euro.

Mashruucan ayaa loogu talo galay in lagu kaalmeeyo mashaariicda horumarinta ee gobollada dalka oo dhan,waxaana loogu magac daray Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha Maxaliga ah.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Jubbaland Aaden Ibrahim Aw-Xirsi ayaa sheegay in mashruucaas uu ka kooban yahay Saddex qeybood oo waweyn oo kala ah xasilinta iyo dowlad wadaaga, Dhismaha iyo taageerida Golayaasha deegaanka iyo tayeynta nolosha iyo Shaqa abuurka Dhalinyarada.

Sidoo kale waxa uu sheegay Wasiirka in mashaariicdaas laga fulin doono dalka oo dhan,isla markaana Jubbaland ay qoondo gaar ah ku leedahay, hayeeshee uu sheegay in loo wajahayo hadba sidii loo mareyn karo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo Caawa ku sugan Magalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in Maalinta berito ah uu daahfuro mashaariicdaas,sidoo kalena ay goobjoog ka noqon doonaan Mas’uuliyiin ka socota Beesha Caalamka iyo Dowlad Goboleedyada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo