GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Kheyre oo kulamo gooni gooni ah ka wada Magalada Kismaayo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 12, 2019 by   ·   No Comments

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay ku hoyday Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu shalay gaaray, waxaana uu ka wadaa kulamo gooni gooni ah.

Kheyre ayaa xalay waxa uu kulan horudhac ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah wallow Saxaafada ay dibad joog ka aheyd.

Sidoo kale Xubnaha ka mid ah Wafdiga Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa waxaa ay la kulmeen Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo adkeyn lahaa loona xoojin lahaa wadashaqeynta Dowladda Federalka iyo Maamulka Jubbaland.

Bilihii ugu dambeeyey Maamulka Jubbaland iyo Dowladda Federaalka waxaa ka dhaxeeyey khilaaf xoogan kaas oo gaaray meeshii ugu sareysay, hayeeshee todobaadyadii u dambeysay ay jirtay xoogaa isku-soo dhawaansho taas oo keentay in Kismaayo uu tago Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa in Maanta uu kulan la qaato Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) kaas oo looga hadli doono dhameynta mad madowga la dhexjira Maamulka Jubaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Kheyre ayaa la filayaa in uu ka qeybgalo munaasabad lagu dhagax-dhigayo mashaariic uu Jubbaland ka fulinayo Midowga Yurub,waxaana sidoo kale Goobjoog ka noqon doonaa Xubno ka socda Dowlad Goboleedyada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo