GGGGGG
Saturday, May 25th, 2019
header

Isbedel la filayo in lagu sameeyo hay’adaha amniga ee Dowladda Somalia

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 12, 2019 by   ·   No Comments

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorsho ku aadan sidii isbedel muuqda ay ugu sameyn laheyd Hay’adaha amniga, kadib markii ay Magalada Muqdisho kusoo kordheen weerarada iyo dilalka qorsheysan.

Warar ay heshay  allsaaxo ayaa waxa ay sheegayaan in isbedel la qorsheynaayo uu saameeyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo labaduba la filayo in xilalka laga wada qaado.

Sidoo kale isbedelka la filayo in lagu sameeyo Hay’daha Amniga ayaa waxaa ka mid noqon doona Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya oo uu hadda si KMG ah uu u hayo Taliye ku xigeenka NISA Fahad Yaasiin oo isaga qudhiisa safaro dibada ah dalka uga maqnaa.

Wajiyo Cusub ayaa la qorsheynayaa inay kasoo muuqdaan isbedelka lagu sameynayo Hay’adaha amniga, waxaana la baadi goobayaa xeel dheerayaal amniga wax ka yaqaana,waxaana tani ay daba socotaa kadib markii habeen ka hor uu Madaxweyne Farmaajo uu kulan canaan ah uu la qaatay taliyeyaasha Ciidamada iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay saraakiisha Ciidamada iyo guddoomiyeyasha degmooyinka in labadii Sano ee la soo dhaafay ay dowladda Federaalka qaadaneysay fashil dhinaca amniga ah,isla markaana xilligaan wixii ka dambeeya aan loo dul qaadan doonin falal amnidarro ee ka dhaca Magalada muqdisho.

Tallaabadan isbedelka loogu sameynayo Hay’adaha amniga ayaa kusoo aadaya xilli todobaadyadii la soo dhaafay Magalada Muuqdisho ay ka dhaceen weeraro iyo qaraxyo dad badan ay ku dhaceen, iyada oo Magaalada Muqdisho uu ka jiray culeys dhinaca amniga.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

DF oo ka jawaabtay diidmada maamul goboleedyada ee sharciga batroolka dalka

May, 25, 2019
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirshiid Maxamed ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

Maqaallo

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com