GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Al-Shabaab iyo Kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay Sh/Dhexe

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 12, 2019 by   ·   No Comments

Dagalkaas ayaa waxaa Kooxda la magac baxday Macawiisleyda iyo ururka Al-Shabaab waxa uu xalay ku dhexmaray deegaano koostaga degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Rag hubeysan oo  ka tirsan Kooxda Macawiisleyda ay weerareen Saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Masaajid Cali Gaduud,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal mudo socday oo dhaliyey khasaaro laba dhinac ah.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa allsaaxo u sheegay in  uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah, hayeeshee uu sheegay in kooxda Macaawiisley ay dib ugu soo laabteen goobtii ay weerarka ka qaadeen.

Maleeshiyada Macawiisley ayaa ah  Shacab is aruusaday, kuwaas oo sheegay inay u dul qaadan waayeen dhibaatooyin ay kala kulmeen Al-Shabaab, waxaana ay inta badan Al-Shabaab kula dagaalameen deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Dagaalkii xalay waxaa Kooxda la magac baxday Macawiisleyda iyo ururka Al-Shabaab ku dhexmaray degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe weli dhankooda kama hadlin Ururka Al-Shabaab.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo