GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Shaqaaqo Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacday Baardheere

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 11, 2019 by   ·   No Comments

Taliska milatariga Soomaaliya ee Gedo ayaa ka warbixiyay shaqaaqo lagu dilay dad shacab ah oo ka dhacday degmada Baardheere ee gobolkaasi.

Korneyl Cali Maxamed oo ka mid ah saraakiisha milatariga DFS ayaa allsaaxo u sheegay in kooxo hubeysan ay rasaaseeyeen dadkaasi oo ku sugnaa gudaha magaaladaasi.

Waxaana uu tilmaamay in falkaasi uu ku dhintay hal Qof , kuna dhaawacmeen labo kale oo dhammaan ahaa dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray sarkaalkani in ay gacanta ku soo dhigeen qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay dhacdadaasi.

Arrintan ayuu xusay in ay salka ku heyso xiisad la xariirta dhinaca maamulka oo weli ka taagan degmada Baardheere oo ku taalla koonfurta Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

      120129_003 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo