GGGGGG
Saturday, May 25th, 2019
header

Maamulka Hiiraan oo ku raad jooga macalin dugsi oo la sheegay inuu Kufsi ka geystay Beledweyne

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 11, 2019 by   ·   No Comments

Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa aad looga hadal hayaa kufsi ka dhacay magaalada oo loo geystay gabar sagaal sano jir ah, sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirta caafimaadka ee isbitaalka Beledweyne.

Dhacdadaan ayaa lagu waramayaa inay soo ifbaxday kadib markii la waayay gabadhii dhibaatada loo geystay, iyadoo markii la helay iyada oo dhiig baxeysa, waxaana la dhigay isbitaalka magaalada Beledweyne.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in macalin Dugsi Quraan uu ahaa ruuxa ka dambeeyay falka kufsiga ee loo geystay Gabadha sagaal jirka ah, waxaana la sheegay inuu ka baxsaday magaalada Beledweyne.

Guddoomiyaha degmada Beledweyne Maxamed Ibraahim Foodcadde oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay ku raad joogaan ruuxa falka kufsiga geystay.

Wuxuu sidoo kale sheegay inay ku raad joogaan dhalinyaro caadeysatay inay toorey ku qalqal geliyaan amaanka magaalada Beledweyne xiliyada habeenkii.

“Waxaan ka warheynaa in kufsi uu ka dhacay xaafadda howlwadaag, ciidamada amaanka ayaa ku howlan ruuxii ka dambeeyay haddii lasoo qabtaana maxkamad ayaa lasoo saarayaa”ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

DF oo ka jawaabtay diidmada maamul goboleedyada ee sharciga batroolka dalka

May, 25, 2019
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirshiid Maxamed ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

Maqaallo

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com