GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Ciidamada Soomaaliland oo Saldhig Cusub ka sameystay Gobolka Sanaag

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 11, 2019 by   ·   No Comments

Wararka allsaaxo ay ka heleyso Gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in deegaano ka tirsan Gobolkaas ay fariisin cusub ka sameysteen Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliland.

Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa waxaa ay Maanta fariisin ka sameysteen deegaanka Yube ee gobolka Sanaag, waxaana dad halkaasi ku sugan ay sheegeen in ciidankaas ay wataan ku dhowaad 40 Gaadiidka dagaalka ah.

Degaanka Maanta ay ciidamada Soomaaliland fariisinka ka sameysteen ayaa waxaa Sabtidiii todobaadkaan booqasho ku tagay Taliyaha Saddexaad ee Ciidanka Soomaaliland,isla markaana Maanta oo Isniin ah Ciidamo cusub  la geeyey.

Deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa horay uga taagneyd xiisad u dhaxeysay maamulka Puntland iyo Soomaaliland oo dhowr mar ku dagaalamay Gobolka Sool, waxaana ciidamadan cusub ee fariisinka ka sameysatay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag walaac ka muujiyey dadka deegaanka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo