GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Al-Shabaab oo shaacisay magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan dableydii weerartay Hotel Makka Al-Mukarama

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 11, 2019 by   ·   No Comments

Dhaqaaqa Al-shabaab ayaa shaaciyay wareysi laga qaaday Raggii weeraray Hotelka Maka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho.Al-shabaab ayaa mid mid u sharraxay Magaca saddexan, da’diisa ,Qabiilkiisa iyo degaanka uu ku dhashay,waxaana ka mid ahaa;

1-Siidoow Shariif Cabdulle, 30 jir,waxa uu ahaa qofka waday Gaariga 1aad ee Qaraxa sameeyay, waxaa uu ka dagaallami jiray gudaha Kenya kaddibna waxaa uu ku biiray qolada is qarxisa ee AL-shabab, waxaa uu ka dhashay Beesha Dabarre,waxaana uu ku dhashay Muddul Baraawe.

2-Cabdullahi Mukhtaar Mucallim, hoggaamiyaha kooxdii Hotelka weerartay,  24 jir ka dhashay Beesha Hadame,waxaa uu ku dhashay degaanka Rabdhuurre.

3-Aadan Macallin Caddoow. 30 jir, waxaa uu ahaa qofkii ugu dambeeyay ee dagaalka ku dhinta waxaana Al-shabaab ay sheegeen in markii la dili waayay lagu dumiyay Gurigii uu ku jiray, lama sheegin beeshiisa iyo meesha uu ku dhashay.

4-Nuur Maxamuud Cismaan, 18 jir,waxaa uu ka dhashay Beesha Eelaay,waxaa uu ka soo dagaallamay Mudug,waxaana kaddib uu ku biiray qolada is qarxisa ee Al-shabaab.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo