GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Mid ka mid ah Shaqaalaha Xafiiska RW Kheyre oo ku geeriyooday diyaaradii burburtay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 10, 2019 by   ·   No Comments

Diyaarad ay leedahay shirkadda Itooniyan  Airlines ayaa  maanta ku bur burtay duleedka magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya , xilligi ay kusii jeeday Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya,waxaana la sheegay inay ku dhinteen dad ay Soomaali ku jiraan.

Diyaaradaas ayaa waxaa saarnaa  157 Ruux oo 8 ka mid ah ay ahaayeen Shaqaalaha diyaarada,waxaana dadka ku dhintay la xaqiijiyey in uu ku jiray  mid ka mid ah Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Shakuur Shahaad.

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in Marxuumka uu ka yimid mid ka mid ah dalalka Yurub uu howlo Shaqo u jiray, isla markaana uu kusoo wajahnaa Magaalalada Muqdisho, hayeeshee shilkaasi diyaaradeed uu ku geeriyooday.

Geerida mid ka mid ah Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho u xaqiijiyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo