GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Sawirro:-Puntland Oo Gacanta Ku Dhigtay Doonyo Loo Adeegsan Jiray Tahriibka Dadka

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 9, 2019 by   ·   No Comments

Sida aan wararka ku heleyno Ciidamada Badda maamulka Puntland ee (PMPF) ayaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku qabtay doonyo la sheegay in ay ahaayeen kuwa dadka lagu tahriibiyo.

Ciidamada ayaa howlgal ay ka sameeyeen xeebaha ku teedsan Magaalada Boosaaso waxa ay ku soo qabteen Ilaa iyo 8 doonyood,kuwaasi oo laba kamid ah ay yihiin nooca waa weyn.

Saraakiisha Ciidamada Badda ee maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegeen in Doonyahan loo adeegsan jiray in lagu tahriibiyo dadka .

Dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse oo warbaahinta kula hadlay goobta lagu soo bandhigayay doonyaha  ay Ciidamada Badda Puntland soo qabteen ayaa sheegay in qorshahan uu qeyb ka yahay mid looga hor tegayo tahriibka sharci darada ah.

Puntland ayaa horey deegaanadeeda uga mamnuucay in dadka laga tahriibiyo,iyadoona Magaalada Boosaaso dhowr jeer Ciidamada maamulkaas ay ka sameeyeen howlgalo ka dhan ah dadka aada Tahriibka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo