GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

saraakiil Itobiyaan ah oo Muqdisho kula shirsan Madaxda Warbaahinta (Akhriso)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 9, 2019 by   ·   No Comments

Saraakiil katirsan Itoobiya oo maanta Muqdisho kula kulmaya madaxda Warbaahinta Soomaaliya.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in qaar kamid ah Madaxda warbaahinta ay kulan la qaadaneyso Masuul ka tirsan Safaarada Itoobiya ee Soomaaliya, waxa uuna kulanka ka dhashay dalab ka yimid Itoobiya.

Kulanka oo ay Itoobiya dalbatay in aan warbaahinta laga sheegin ayaa la ogeyn waxa uu ku saabsan yahay, balse dadkii la marti qaaday waxaa loo sheegay in ay ka soo qayb galaan shir Safaaradda Itoobiya iyo Madaxda Warbaahinta Soomaaliya ku dhaxmaraya Airport-ka Muqdisho.

Warar ay heshay Qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa sheegaya in Itoobiya ay qorsheyneyso in Warbaahinta ay wax uga sheegto xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, isbadalka geeska Afrika, iyo dalab ah in la badalo sawirka ah in Soomaaliya iyo Itoobiya yihiin laba dal oo waligeed colaad u dhaxeysay lana buun buuniyo isbadal dhaqaale, iyo isdhaxgal bulsho, oo labada dal ah.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo