GGGGGG
Sunday, April 21st, 2019
header

Ruushka iyo Turkiga oo howlgal amni sugid ah ka bilaabay gobolka Idlib

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 9, 2019 by   ·   No Comments

Ciidamada amniga Turkiga iyo Ruushka ayaa howlgal amni sugid ah ka bilaabay deegaanada ku xeeran gobolka waqooyi ee Idlib ee wadanka Suuriya oo ay gacanta ku hayaan dagaal yahanada hubeysan ee mucaaradka Suuriya.

Wasiirka difaaca dalka Turkiga Xalusi Akar oo Jimcihii la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in howlgalkaan uu ku yimid kadib heshiis wadajir ah oo Ruushka iyo Turkiga ay gaareen bishii December ee sanadkii hore taasi oo ujeedadiisu aheyd sidii lagu xaqiijin lahaa amniga dadka rayidka.

Gobolka Idlib ayaa waxaa ku sugan ku dhowaad sadex Million oo ruux rayid waxaana Turkiga uu ka biyo diiday in weerar toos ah milatariga Suuriya ay ku qaadaan gobolkaan si loo badbaadiyo tayidka ku sugan.

Kooxda Taxriir Al-shaam oo maamusho gobolka Idlib ayaa xiriir dhow waxay la leedahay urur ka Al Qaacida waxaana ay sheegtay in ay la sii dagaalami doonto dowlada Bashaar Al-Asad.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Wararkii u dambeeyey Dab ka kacay Bakhaar lagu keydiyo hubka Ciidamada Galmudug

April, 21, 2019
Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaaro ...

SAWIRO:- In ka badan 100 ruux oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay dalka Sri Lanka

April, 21, 2019
Qaraxyadaas oo gaaraya ilaa Lix ayaa ahaa kuwo ...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Dowladda Aysan Adeegsan Wax Awood Ah

April, 21, 2019
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...

DEG DEG:-Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla gobolka Mudug

April, 21, 2019
Wararka lag helayo deegaanka Docol ee Gobolka Mudug ...

Askar ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April, 21, 2019
Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan ...

Dowladda oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Maadooyinka dugsiga Sare

April, 21, 2019
Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka maadooyinka ...

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey deegaan ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

April, 21, 2019
Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in Maraykanku uu ...

Aqalka Sare oo soo farageliyey khilaafka Wasaaradda Waxbarshada Somalia iyo Puntland

April, 21, 2019
Xubno ka tirsan aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ...

Dowladda oo sheegtay in si deg deg ah loo dhameysytirayo Dastuurka dalka

April, 20, 2019
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ...

Wararkii ugu dambeeyay Kulamo Nairobi uga socda Madaxda maamul goboleedyadda

April, 20, 2019
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka ...

Maqaallo