GGGGGG
Friday, April 19th, 2019
header

Booliska Kenya Oo Sheegay Inay Xireen Nin U Gudbi Lahaa Xuduudka Somalia

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 9, 2019 by   ·   No Comments

Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay Backstone Agaro oo 53-jir ah ayaa lagu qabtay magaalladda Mandhera, xilli uu dadka weydiinayey Jihada loo maro  xuduudka Somalia.

Booliska waxay sheegeen inay ku tuhunsan yihiin Ninkaasi inuu doonayey inuu ku biiro Dagaalamayaasha Alshabaab.

Garsooraha Maxkamadda Mandera, Dankun Mataay waxa uu u oggolaaday Booliska La-dagaalanka wax loogu yeeero Argagixisadda ee ATPU inay Ninkaasi sii hayn karaan muddo 7 maalmood, si ay u dhmaaystiraan baaritaankooda iyo haddii uu Ninkaasi wax xiriir ah la leeyahay Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay

Eedeysanahaasi ayaa la sheegay in la xiray bishan 6-dii,  isagoo la socday bas ka yimid magaalladda Garissa.

Sidoo kale, Eedeysanaha ayaa la sheegay inlaga helay bug yar oo ku qornaa in ka badan 100 Degmo oo uu soo booqday, mana wadanin wax Telefoon Gacmeed, si aysan Hay’addaha Ammaanka ula soconin dhaqdhaqaaqiisa.

Waxa uu beeniyey inuu ku sii jeeeday Somalia, balse ay casuumeen saaxiibadiisa oo ku sugan Mandera, isagoo sheegay inuu yahay Farsama-yaqaan Faryaamo ah.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo kulamo ka wada dalka Masar

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Somalia Oo Kaalimaha Hoose Kaga Jirta Dalalka Tacadiyadda Ugu Badan Loogu Geysto Suxufiyiinta

April, 19, 2019
Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee (Reporters Without ...

Dowladda Somalia oo dhiseysa Hay’ad ka hortagta waxyaabaha dhacay ee la keeno

April, 19, 2019
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ...

SAWIRO:- Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis

April, 19, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Madaxweynaha dalka iiraan oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil

April, 19, 2019
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa dalalka Bariga Dhexe ...

Golaha Wasiiradda Puntland oo u digay dowladda Dhexe

April, 19, 2019
Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa u digay dowladda ...

Wasiir Goodax oo Cambaareyn kala kulmay Hadal uu sheegay

April, 19, 2019
Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ...

Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo markale baaqday

April, 19, 2019
Warar lagu kalsoonaankaro ayaa xaqiijiyay in qaar ka ...

SAWIRO:-Arday Soomaali ah oo loo diiday Jaamacadaha Turkiga & Dowladda Somalia oo xal ka gaartay

April, 18, 2019
Wasiiru Dawladdaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ...

Mas’uul Shaqada Looga Cayriyey Taageeridda Israel Oo Codsaday In La Sugo Ammaankiisa

April, 18, 2019
Agaasimihii  Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda ee bishii hore ...

Maqaallo