GGGGGG
Sunday, April 21st, 2019
header

Boliiska Kenya oo sheegay inay Gacanta ku dhigeen xarun lagu tababari jiray Al-Shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on March 8, 2019 by   ·   No Comments

Boliiska Degmada, Ngombeni, ayaa Jimcaha Maanta ah weerar ku qaaday Guri ku yaalla degaanka , Kwale, halkaas oo ay tababar ku qaadan jireen xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Guriga ay baaritaanka ku sameeyeen Boliiska Kenya ayaa waxaa laga helay , waxyaabaha qarxa, Tuutaha Ciidamada, Mindiyo, Aaladaha lagu Feertamo, Sanaaddiiq ay ku jiraan Kitaabbo, qoraallo Diini ah iyo Calamada Madoow ee ay isticmaalaan, Daacish, Al-Shabaab iyo Boko Haram.

Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Kwale, Tom Odero, ayaa Jariiradda the Star u sheegay in ay goobtan ka mid ahayd meelaha wax lagu baro dhaq-dhaqaaqyada waxa loogu Argagixisada, wuxuuna sheegay in qaar ka mid ah qoraallada lagu turjumay Afka Sawaaxiliga,  si ay u aqristaan.

Mr; Odero , ayaa tusaale usoo qaatay mid ka mid ah qoraallada la tarjumay oo ahaa ‘tuko tayari kwa vita’, oo uu macnaheedu yahay ‘diyaar ayaan u nahay dagaal.’ Taas oo u fududeynaysa in ay si sahlan u  qaataan Afkaarta Xagjirnimada” ayuu yiri.

Boliiska la dagaallanka Agragixisada Dalka Kenya ayaa sheegay in aysan Cidina ku sugnayn xilligii uu howl-galku dhacayay, balse ay tuhunsan yihiin in ay wax yar un ka hor ka baxeen Guriga Kooxihii halkaa ku sugnaa.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Wararkii u dambeeyey Dab ka kacay Bakhaar lagu keydiyo hubka Ciidamada Galmudug

April, 21, 2019
Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaaro ...

SAWIRO:- In ka badan 100 ruux oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay dalka Sri Lanka

April, 21, 2019
Qaraxyadaas oo gaaraya ilaa Lix ayaa ahaa kuwo ...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Dowladda Aysan Adeegsan Wax Awood Ah

April, 21, 2019
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...

DEG DEG:-Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla gobolka Mudug

April, 21, 2019
Wararka lag helayo deegaanka Docol ee Gobolka Mudug ...

Askar ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April, 21, 2019
Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan ...

Dowladda oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Maadooyinka dugsiga Sare

April, 21, 2019
Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka maadooyinka ...

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey deegaan ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

April, 21, 2019
Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in Maraykanku uu ...

Aqalka Sare oo soo farageliyey khilaafka Wasaaradda Waxbarshada Somalia iyo Puntland

April, 21, 2019
Xubno ka tirsan aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ...

Dowladda oo sheegtay in si deg deg ah loo dhameysytirayo Dastuurka dalka

April, 20, 2019
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ...

Wararkii ugu dambeeyay Kulamo Nairobi uga socda Madaxda maamul goboleedyadda

April, 20, 2019
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka ...

Maqaallo