GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Weerar lagu dilay Ajaanib ka tirsanaa Shabaab oo ka dhacay Sh.Hoose

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on January 13, 2019 by   ·   No Comments

Waxaa faah faahino dheerad ah kasoo baxayaan Howgal Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ku sugan ay ka fuliyeen Gobolka Shabeelada Hoose.

Wakaalada wararaka u faafisa dowladda Soomaaliya ayaa lagu baahiyay in Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ay weerar qorsheysan ay ku qaadeyn fariisimo Shabaab ay ku lahaayeen deegaanada Baladul Amiin iyo Hanti Wadaag oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose.

Ku dhawaad 85 dagaalyahano, iyo xubno sar are oo shabaab ka tirsan oo ajaanib ah ayaa howgalkaasi u dambeeyay lagu dilay sida ay sheegatay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hogaamiyayaasha  lagu dilay weerarka ee ajaanibta ah ayaa Magacyadooda lagu kala sheegay Abuu Xamsa Bin Shaam kasoo jeeda dalka Masar waxa uuna Shabaab u qaabilsanaa Tababarada Ciidamada, Aweys Abu Xamza Almifsali oo  heestay dhalashada dalka Tanzania , Abuu Bilaal Zubeyr ayaa heestay Dhalashada Mauritania, waxa uuna hore u ahaa ku xigeenka Ibraahim Afgaan, Aadan Abuu musiyaan kasoo jeeda dalka Suuriya iyo Feysal Bin hayaan kasoo jeeda dalka Yaman.

Ciidamada dowladda ee sida gaarka ah u tababaran iyo kuwa mareykanka ee Saoomaaliya ku sugan ayaa dhawaanahaan waxa ay kordhiyeen weerarada shabaab ka dhanka ah, waxa ayna badanaa sheegtaan in khasaaro xoogan ay gaarsiiyaan, walloow aysan jirin illo ka madax banaan oo xaqiijinaya sheeegashadooda.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo