GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Maamulka Degmada Caddado Oo Gacanta Kusoo dhigay Dhaliyaro Lacago Baada Ka aruurinayay Shacabka Kunool Caddado

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on January 13, 2019 by   ·   No Comments

Maamuka Degmada Caddado ayaa sheegay in ay Gacanta Kusoodhigeen Dhalinyaro Lacago Ka aruurinayay Xaafadaha Degmada Caddo iyo Qaybo Kamida Deegaanada Hoostaga.

Gudoomiyaha Degmada Caddado C/llahi C/raxmaan Xuseen Tootoole Oo Lahadlay allsaaxo  ayaa Waxa uu Xusay inay Sooqabteen Saddex dhalinyaro ah Oo iskugu sheegay Bulshada in ay Kasocdaan Hay,ad Kahawlagasha Gobolka islamarkaana ka aruurinayay shacabka Lacago ay Kusheegeen in Loogu samaynayo Kaararka Aqoonsiga.

Dhanka Kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay Hayaan Buugaag ay Kusooqoreen Magacyada iyo Numbarada Dadkii ay Lacagaha Kaqaadeen Loona Cilinayo Qofwalba oo Lacag laga Qaaday Lacagtiisa.

Waxa uu Xusay in Hada ay Dhalinyaradaasi Kuxiranyihiin Saldhiga Booliska Magaalada Caddado ayna Maxkamada ugudbin Doonaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...