GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Halkee Soomaaliya Kaga Jirtaa Qiimaynta Baasabooradda Dalalka Caalamka Ee La Sameeyay?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on January 13, 2019 by   ·   No Comments

Hay’adda The Henley Passport Index ee qiimeysa Muwaadinimadda  iyo Baasabooradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka.

Hay’adda  waxay qiimeynteeda ku salaysay dal kasta Dukumentiyadiisa Safarka iyo Xogta Hay’adda Duullimaadyadda Caalamka ee IATA iyo xaqiiqda dhabta ee sannadkiiba.

Qiimaynta waxaa lagu eegay 199 Baasabooradda dalalka Calaamka iyo 227  Deegaanadda ay Duullimaadyadda gaaraan.

Qiimeynta Hay’adda The Henley Passport Index waxaa salka looga dhigay tiradda dalalka lagu tegi karo Baasabooradda Caalamka,  iyadoo aan wax Fiiso ah la codsanin.

Shanta Waddan ee lagu xusay Qiimeyntaasi inuusan Basaaboorkooda xoog weyn lahayn waxay kala yihiin:

1-      Baasaboorka dalka Eritrea oo Fiiso la’aan lagu tegi karo 38-Waddan

2-      Baasaboorka dalka Yemen oo Fiiso la’aan lagu tegi karo 37-Waddan.

3-      Baasaboorka dalka Pakistan oo Fiiso La’aan lagu tegi karo 33-dal.

4-      Baasaboorka Somalia iyo kan dalka Syria oo Fiiso La’aan lagu tegi karo  min 32-dal.

5-     Baasaboorka dalalka Afganaistan iyo  Ciraaq oo Fiiso la’aan lagu tegi karo min 30-dal.

Qiimeynta Hay’adda Henley Passport waxaa kale lagu soo bandhigay dalalka Qaaradda Afrika ee ay Baasabooradda ugu xooggan yihiin, kuwaasi oo kala ah:

1-      South Africa,

2-      Murushiyos,

3-      Botoswana

4-     Namiibiya

5-     Lesoota,

6-      Dalka Eswatini oo horey loo oran jirey Iswaziland,

7-     Kenya,

8-     Gambiya,

9-     Tanzania

10- Zambia.

Dhinaca kale,  Baasaboorka dalka Japan ayaa noqday kan ugu xoogga badan dhamaan Baasabooradda Calaamka, waxayna Muwaadiniinta dalka Japan  fiiso la’aan ku tegi karaan 190 Waddan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo