GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Ardayad dhiganaysay Jaamacad ku taala Masar oo la eryay.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on January 13, 2019 by   ·   No Comments

Jaamacadda ugu faca wayn dalka Masar ee, Al Azhar ayaa laga eryay gabadh ardayad ah sababo la xiriira in laga daawaday muuqaal ayadoo xabadka ku salaamaysa wiil arday ah.

Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiyay labadaan arday oo ku sugnaa goob u muuqatay inay tahay maqaayad Kafeega laga cabo.

Wiilka ardayga ah ayaa la sheegay inuu jilba jabsaday kadibna uu gabadha u dhiibay ubaxyo, taasi oo uu uga codsanayay guur.

Gabadhan yar ee ardayadda ah ayaa la sheegay In ayana ay u muuqatay mid argagaxsan. Kadibna wiilka ayaa istaagay oo xabadka ku salaamay.

Madaxa jaamacada al-Azhar ayaa sheegay in gabadha ardayadda ah laga eryay jaamacada maadama ay jabisay anshaxa iyo qiyamka jaamacadda.

Jaamacadda Al-azhar ayaa ah tan ugu weyn caalamka ee muslimiinta Suniga ah ee laga barto culuumta islaamka.

Dhanka kale, lama sheegin nooca ciqaabeed ee lagu sameeyay wiilka oo isna arday ka ahaa jaamacadda.

Xigasho:- BBC

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...