GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Waqtiga Iyo Halka Lagu Qaban Doono Muxaadarada Sheekh Kenyaawi Oo La Shaaciyay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on January 12, 2019 by   ·   No Comments

Malyuun oo ah  Gabar dhaawac kasoo  gaarey isbuurashadi ka dhalatay shaley kumanaankii dadweyne ee isuguso baxey muxaadaradii uu ku qabanayey hoolka Sahal ee Muqdisho Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyawi. ayaa xalay sheekha iyo masuuliyiin ka kala socotay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyo Maamulka Gobolka Banaadir ku booqdeen isbitalka Madiino oo lagula tacaalayo xaladeeda Caafimaad.

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo warbaahinta dowlada kula hadlay isbitaalka ayaa u duceeyay inanta dhaawaca ah ee ay booqdeen, waxa uuna fariin gaar ah u direy dadka baraha bulshada u adeegsadey inanta dhaawaceedu inuu ku yimid ujeedo gaar ah laakiin uu sheegay si kama ah ay ugu dhacday rasaasta dadka lagu kala hagaajinaayey, Isla markaana Jimcaha soo socda koonis lagu qaban doono muxaadardi baaqatay.

Basma Caamir Shakeeti Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegtay in dadka reer Muqdisho isusoo baxoodi shalay ay muujinayso jaceylka Diinta Islaamka ay u qabaan iyo iscafinta oo mowduuca qudbada laxariiro.

Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Diinta iyo Awqaafta Mudane Cismaan Aadan Dhuubow ayaa gabadha bukaanka ah caafimaadkeeda la wareegtay Wasaaraddu waxkasto ku baxa  ka jawaab cad kaso saarey isweydii n  la xariirta goorta iyo halka lagu qaban doono muxaadardi shaley baaqatay oo uu sheegey dowladu iney diyaarineyso koonis …

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa 18-ka bishan oo ku beegan Jimcaha soo socoto ku qaban doono  garoonka Banadir Stadium degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...