GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Nin Ajnebi ah oo noqonaya gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on January 12, 2019 by   ·   No Comments

Dowladda Soomaaliya ayaa Bishii August ee sanadkii 2018-kii shaacisay in jagada Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya ay banaan tahay una tartami karaan Soomaali iyo Ajaanib.

Ku dhawaad 150 ruux ayaa soo codsaday jagadaasi, waxaana kamid ah ajaanib doonaya in ay xilkaasi qabtaan, waxaana soo baxaya arar sheegaya in nin Ajnabi ah kana mid ah saddexdii qof ee ka midka ahayd 7-dii qof ee ugu dambeyn isu timid.

Ninkaasi ayaa la sheegaya in lagu magacaabo Nigel Roberts, waxaa uu u dhashay dalka UK, waxaa uu sanadkii 1981-dii ku biiray Bangiga Adduunka, waxaa uu ka shaqeynayay qaybta Dhaqaalaha Beeraha (Agricultural Economist).

Waxaa uu la taliye Bangiga adduunka uga noqday arrimaha Dhaqaalaha ee Soomaaliya, Myanmar, Falastiin, Lebonan.

Waxaa lagu waday in maanta uu Golaha shacabka ka doodo xeerkaas, hayeeshee kulanka ayaa dib u dhacay, waxaana lagu wadaa in ay meel mariyaan 14-ka Bishan oo Golaha shacabka loo ballamiyay in ay isu imaadaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo