GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Dhageyso:-Guddoomiye Ku Xigeenkii Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadis Lagu Sameeyay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on January 12, 2019 by   ·   No Comments

Guddoomiye ku xigeenkii  Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ee xilka ka qaadista lagu sameeyay Sayid cali ayaa ka horyimid arrinkaasi.

Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in 10-ka bishaan ay soo gaartay warqad ka soo baxday xubno ka tirsan Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka oo ku aadan inay xilka iyo xubinnimadii Guddiga uu ka haayay laga xayuubiyay,iyadoona qoraalkaasi uu ku saxiixnaa Guddoomiyaga Guddiga Doorashooyinka Xaliimo yarey.

Waxa uu eedeeymo kala duwan uu u jeediyay Guddiga Doorashooyinka qaranka oo ay Guddoomiye u tahay Xaliimo Ismaaciil Yarey.

Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa horjeestay xilka qaadistaas lagu sameeyay waxa uuna sheegay in si cadaal ah aan loo marain,isla markaana uu hortegi doono Golaha Shacabka si halkaasi uu uga jeediyo eedeeymo la xiriira Guddiga Doorashooyinka.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga, isla mar ahaanta looga saaray xubinnimada,iyagoona lagu eedeeyay in uu u ku xadgudbay sharciga guddiga

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiye ku xigeenkii xilka qaadista lagu sameeyay.

      341806543074311

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo