GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Soomaaliya oo laga cabsi qabo in ay abaar xoogan ku dhufato

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 8, 2018 by   ·   No Comments

Hay’adda Act Allience oo u dhaq dhaqaaqda xaaladaha Bini’aadanimo ee adduunka gaar ahaan wadamada dagaalada ragaadiyey fadhigeeduna uu yahay dalka Poland ayaa warbixin ay soo saarrtay ku sheegtay in Soomaaliya ay u baahantahay gargaar ka badan midka hada ay hesho si abaar kale oo xoogan ugu dhufan.

Hay’adda ayaa ku nuux nuuxsatay in wax badan ay qabteyn hay’addaha gargaarka balse waxa ay muujisay in ay ka walaacsantahay in aysan ku filneyn gargaaradaasi.

“Soomaaliya waxaa Tobankii sano ee u dambeeyay ku dhuftay abaaro xoogan oo saameeyay nolosha Soomaali badan, inkastoo dadaal dheer ka dib wax muuqda laga qabtay samata bixinta dadka ay saameysay abaarahaasi, hadana waxaa muuqda weli in abarahaasi ay soo laalaaban karaan waayoo roobab la filaayay in ay Soomaalia ka da’aan ayaa baaqday waana waxa aan ka walaacsanahay” ayaa lagu sheegay warbixinta Hay’adda Act Allience.

Warbixintaan kasoo baxday Hay’adda Act Allience ayaa ugu dambeyn hay’addaha gargaarka loogu baaqay in ay sii kordhiyaan gargaarada ay Soomaaliya gaarsiiyaan si looga baaqdfsado abaarro kale.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo