GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Sawirro:-Dowladda Soomaaliya Oo Aas Qaran U Sameysay Saraakiishii Shalay Ku Dhintay Qarixii Dhanaane

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 8, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaaza ah iyo aas Qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Taliyihii iyo abaan duulihii Guutada 12-ka April ee Ciidanka XDS, Jan, Cumar Aaden Dhubbad (Cumar dheere) iyo Jen, Cabdi Cali Jammaame, oo Shalay ku dhintay qarax ka dhacay nawaaxiga Dhanaane ee Gobolka Shabeellada hoose.

Salaadda Jinaazada oo ka dhacday Masjidka Madaxtooyada,  ayaa waxaa kasoo qayb galay, Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Dalka, Saraakiill iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya.

Taliya Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/ Gaas , Daahir Aaden Cilmi (Indha-qarshe) oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab aysan waxba ka beddeli doonin geerida Saraakiishan.

Wuxuu Taliyuhu hoosta ka harriiqay inaysan Dowladdu illaawi doonin Xaasaskii iyo Carruurtii ay ka geeriyoodeen, isagoo sheegay in marxuumiintan shahiidday aysan dhiman balse ay dhuunteen.

“Waxaan u sheegeynaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed dhaqan buu lahaa Ciidanka xoogga Dalka, ka tegi meyno waa ilaalineynaa, Aabbaha markuu dagaal ku dhinto, Carruurtiisa iyo Xaasaskiisa waxaa ballan qaadaya Xoogga Dalka Soomaaliyeed,’ayuu yiri taliyuhu.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo