GGGGGG
Saturday, May 25th, 2019
header

Qarax la sheegay in uu ku jiro magaalada Dhuusamareeb

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 8, 2018 by   ·   No Comments

WararkaCaawa naga soo gaaraya Magaalada dhuusamareeb  Ee xarunta MaamulkaGal-mudug ayaa sheegaya in halkaas Ciidamada ammaanka magaalada ay ka wadaanhowlgal ay ku baadi goobayaa qarax la sheegay in la gaaliyay magaaladadhuusamareeb Ee Gobolka Gal-gaduud islamrkaasina la damacsan yay.

Ciidamada ayaa saldhiga magaalada ku xiray 27 qof oo isugu jira rag iyo dumar ku waasi oo la aaminsan yahay in ay ka war-qabaan qaraxaas.

Dadkan la qabtay ayaa lagu soo waramayaa in gabi ahaantooda laga qab-qabtay xarumo ganacsi oo ay ku leeyihiin bartamaha magaalada.

Howlgal ayaa haatan soconaya,waxaana magaalada dhuusamareeb shacabka ku nool ay hadal hayaan qaraxaas la sheegay in uu ku jiro magaalada.

Shalay waxaa baaqday Xaflad weyn lagu soo gabagabeen lahaa Xuska bisha mowliid oo sanad walba la qabanjiray,sababta baaqashada ayaa lagu sheegay in laga cabsi qabay in qaraxaas halka xuska lagu qabanay lagu weeraro.

Saraakiisha Ciidamada Gal-mudug ee jooga magaalada dhuusamareeb oo aan la xiriirnay waxaa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan wararkaas,hasa ahaatee waxaa sheegeyn in ay wadaan baaritaan marka ay soo gabagabeeyaana howlgalkaasna ay lahadli-donaan warbaahinta.

Xaalka magaalada dhuusamareeb ayaa caawa ah mid kacsan waxaana laga cabsiqabaa in qaraxaas la tilmaamay in uu ku jiro magaalada uu dhibaato sabab,halka ciidamada booliiska magaaladana ay wadaan howlgallo lagu baadi-goobayo qaraxaas.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

DF oo ka jawaabtay diidmada maamul goboleedyada ee sharciga batroolka dalka

May, 25, 2019
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirshiid Maxamed ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

Maqaallo

Odayaasha Dhaqanka Sanaag Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Ah Loo Joojiyo Dagaal Beeleed Kasoo Cusboonaday Gobolka

May, 25, 2019
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Sanaag Ayaa Si Kulul Uga ...

Mareykanka oo si deg deg ah hub uga iibinaya Sucuudiga

May, 25, 2019
Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu  ...

Askari dilay Mooto Bajaajle oo la xukumay

May, 25, 2019
Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday ...

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug

May, 25, 2019
Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ...

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay

May, 25, 2019
Maamulka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegay ...

XOG: Awoodda taliyaasha saldhigyada booliska gobalka Banaadir oo hoos loo dhigay

May, 25, 2019
Allsaaxo.com ayaa baaritaan ay sameysay ku ogaatay in ...

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com