GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Safiirka UK oo Muqdisho ku kulmay (SAWIRRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 8, 2018 by   ·   No Comments

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska (UK) u fadhiya Soomaaliya Amb. David Concer.

Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka, xoojinta xiriirka labada dowladdood ee Soomaaliya iyo UK.

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen doorashooyinka madaxtinimo ee dowlad goboleedyada dalka ka jira gaar ahaan doorashada dowlad goboleedka Soomaliyeed ee Koofur galbeed Soomaaliya.

Guddoomiye Mursal ayaa safiirka warbixin ka siiyay shaqooyinka horyaalla Golaha Shacabka iyo sharciyadii ugu dambeeyay uu Golaha Shacabka ansixiyay.

Waxa uu kaga mahad celiyay kaalinta wanaagsan ee dowladda UK ay ka qaadaneyso hormarinta iyo nabadeynta Soomaaliya.

“Mudane safiir aad baa ugu faraxsanahay inan mar kale halkaan ku kulano, waxaan rabaa inan halkaan ka cadeeyo in dowladda UK aan abaal weyn u heyno, Soomaaliya waxa ay diyaar u tahay in ay sii xoojiso xiriirka wanaagsan ee naga dhaxeeya”. ayuu yiri guddoomiye Mursal.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo