GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Donald Trump Oo Ka Hadlay Hawlgalka Milliteri Ee Ay Ka Wadaan Somalia Iyo Dalal Kale

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 8, 2018 by   ·   No Comments

Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Maraykanka waxay Websate-kooda ah whitehouse.gov ku soo daabaceen War-saxaafadeed ku aadan Qoraal uu Madaxweyne Donald Trump u kala diray Afhayeenka Aqalka Wakiilladda iyo Gudoomiyaha Senedka ee dalkaasi, taasi oo uu faahfaahin kaga bixiyey Hawlgalladda Milliteri ee ay Ciiddanka Maraykanka ka wadaan dalal ay ka mid yihiin Somalia, Afganistan, Syria, Iraq iyo Yemen.

Qoraalka Madaxweyne Donald Trump waxa uu si gaar ah ugu xusay inay Ciiddanka Hubeysan ee dalkiisa ay Hawlgalo ka wadaan Somalia, oo ay  kula jiraan Ururka Alshabaab iyo Kooxda Daacish, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu tilmaamay inay Ciiddankiisa tiro duqeymo Diyaaradeed ah la beegsadeen Deegaanadda ay ku sugan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab, wuxuuna dhinaca kale sheegay inay Milliteriga Maraykanka taageero dhinaca La-talinta siiyaan Ciiddanka AMISOM , isla markaana ay  Hawlgalladda kala qeyb galaan Ciiddanka DFS iyo kuwa ka kal socda dalalka Gobalka, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Madaxweyne Trump waxa uu qoraalka uu u kala diray Afhayeenka Aqalka Wakiilladda iyo Gudoomiyaha Senedka ee dalkaasi ku xaqiijiyey inay Ciiddamo dheeraad ah u daad-gureeyeen dalka Kenya, si ay taageero uga geystaan Hawlgalladda lagula dagaalamayo waxa u uugu yeeray Kooxaha Argagixisadda ee ku sugan Bariga Afrika,  waa sida uu hadalka u dhigay.

Warqadda uu Donald Trump u kala diray Afhayeenka Aqalka Wakiilladda iyo Gudoomiyaha Senedka ee dalkiisa, waxa kale oo uu ku sheegay inay Ciiddamo Maraykanka loo dada-gureeyey dalka Jabauuti, kuwaasi oo ka qeyb gala Hawlgalladda lagula dagaalamayo Kooxaha Islaamiyiinta iyo Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia iyo Gacanka Carbeed, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu intaasi ku daray inay Ciiddamadaasi heegan ugu jiraan inay Taageero Gurmad siiyaan Safaaradaha Maraykanka ee Gobalka haddii loo baahdo.

Si kastaba ha ahaatee, Qoraalak Madaxwyene Trump ayaa ku soo beegantay iyadoo ay Dowladda Maraykanka dhawaan Safaaradooda dib uga furteen Somalia 26-sanno kadib.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Maqaallo