GGGGGG
Sunday, December 16th, 2018
header

Congresswoman Ilhaan Cumar oo jawaab kulul ka bixisay eedeymo loo jeediyay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 8, 2018 by   ·   No Comments

Congresswoman Ilhaan Cumar oo dhawaan loo doortay aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa jawaab kulul u dirtay siyaasiga muxaafidka ah ee lagu magacaabo Earl Walker Jackosn oo horaan oraah cunsurinimo ah kusoo dhaweeyay ku biiritaanka haweenka muslimka ah ee Congress-ka dalkaasi.

Jackson ayaa kol sii horeysay sheegay in aqalka Congress-ka dalkaasi Mareykanka uu yeelan doono muuqaal ka duwan midkii lagu yaqaanay, maadama sida uu sheegay haweenka Muslimka ah ee loo doortay aqalkaasi ay durbadiiba bilaabeyn in ay u dhaq dhaqaaqaan sida ay wax kaga badeli lahaayeen xeer hoosaadka xijaabka ka xayiraya haweenka aqalka Congresska kusoo biira.

Waxa uuna si gaar ah Ilhaan Cumar ugu edeeyay in ay iyadu dabada ka riixeyso in isbadalkaasi uu ku imaado aqalka Congress-ka dalkaasi.

“Waxa uu aqalka u ekaan doonaa congress dal Islaam ah uu leeyahay waayoo muuqaalka guud ayaa is bedeli doono waana wax Mareykanka qiimahiisa bedeli doono” ayuu sheegay  Earl Walker Jackosn.

Ilhaan Cumar oo ka duulaysa hadalkaasi cunsurinimada ku dheehantahay ayaa sheegtay in qiiyimka Mareykanka uusan waxba iska bedeli doonin, hadii uu is badelaayana uu noqon doono mid wanaagsan.

Haweeneydaan asal ahaanta Soomaaliga ah ee laga soo doortay degmada Shanaad ee Minnasota ayaa dadaal dheer ku bixinaysa wax ka bedelka xeer hoosaadka u yaalla aqalka Congress-ka Mareykanka si loogu ogolaado in ay soo hagoogato oo ay timaheeda soo daboolato marka ay soo xaadirayso kullamada aqalkaasi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhageyso: Maxaa ka jira in wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya uu is-casilay?

December, 16, 2018
Warar la isla dhex-marayey baraha bulshada ayaa sheegayey ...

Maxkamada G/Banaadir oo go’aan ka gaartay kiiska musuqa ee wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda

December, 16, 2018
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartay kiiskii ...

Xog: Qorshe Roobow uu ku tanaasuli lahaa oo si cajiib ah u fashilmay maanta

December, 16, 2018
Qorshe la doonayey inuu maanta Mukhtaar Roobow ku ...

25-maleeshiyo oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha hoose

December, 16, 2018
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda ...

Sawirro:-Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka Oo Xal Laga Gaaray

December, 16, 2018
Saacadihii la soo dhaafay waxa socday kulamo xal ...

DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Warbaahinta Kulahadlaya Muqdisho

December, 16, 2018
Wararka Nagasoogaaya Magaalada Muqdisho Ee caasimada dalka ayaa ...

December, 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaari ...

Wasiir ka tirsanaa Xukumaadda Soomaaliya oo is casilay

December, 16, 2018
Wasiirka Howlaha guud ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane ...

Muwaadiniinta Uganda Oo Loo Fududeynayo Fiisaha Dal-Ku-Galka Somalia

December, 16, 2018
Share Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Jeneral  Jejje ...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Labadiisa Kuxigeen oo kulan uga socdo magaalada Muqdihso.

December, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya ...

Maqaallo