GGGGGG
Sunday, December 16th, 2018
header

Taliye Indha-Qarshe”Dilkii Saraakiisha Uma Joogsan Doono Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab”

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 7, 2018 by   ·   No Comments

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe ayaa tacsi u diray dhammaan Qoysaska iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ka geeriyoodeen general Cumar dheere oo ahaa Taliyihii qeybta 12April iyo Abaandullaha qeybta 12April ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdi Cali Jamaame kuwaasi oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay meel u dhow degaanka Dhanaane ee Gobolka Shabellaha Hoose.

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaca Ciidanka Xoogga Dalka iyo kaygaba, waxaan tiiraanyada la qaybsanayaa qoyskii, ehelladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka shahiideen Taliyihii Qaybta 12-ka Abriil Marxuum Janaraal Cumar Aadan Xasan (Cumar Dheere), Abaanduulihiisii Marxuum Janaraal Cabdi Cali Jamaame iyo geesiyaashii kale ee la shahiidey”ayuu yiri  S/gaas Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe.

“Labada Janaraal iyo askartii kale ee ku dhintay qaraxaas waxay waqtigoodii iyo naftoodiiba u hureen Difaaca Dalkooda waxayna dadaal badan galiyeen sidii Soomaaliya looga saari lahaa lahaa   Al-Shabaab”ayuu raaciyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in geerida Saraakiishaani aysan niyad jabin doonin Ciidanka Xoogga Dalka, isagoona Tilmaamay Mar waliba Ciidanka Xoogga Dalka ay sii wadi doonaan Howlgalka Dalka.looga xureynayo  Al-Shabaab.

Dhanka kale Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod iyo  Dhammaan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Ehelada ay ka shahiideen Saraakiisha iyo Askarta kaga tacsiyadeeyay.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhageyso: Maxaa ka jira in wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya uu is-casilay?

December, 16, 2018
Warar la isla dhex-marayey baraha bulshada ayaa sheegayey ...

Maxkamada G/Banaadir oo go’aan ka gaartay kiiska musuqa ee wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda

December, 16, 2018
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartay kiiskii ...

Xog: Qorshe Roobow uu ku tanaasuli lahaa oo si cajiib ah u fashilmay maanta

December, 16, 2018
Qorshe la doonayey inuu maanta Mukhtaar Roobow ku ...

25-maleeshiyo oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha hoose

December, 16, 2018
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda ...

Sawirro:-Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka Oo Xal Laga Gaaray

December, 16, 2018
Saacadihii la soo dhaafay waxa socday kulamo xal ...

DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Warbaahinta Kulahadlaya Muqdisho

December, 16, 2018
Wararka Nagasoogaaya Magaalada Muqdisho Ee caasimada dalka ayaa ...

December, 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaari ...

Wasiir ka tirsanaa Xukumaadda Soomaaliya oo is casilay

December, 16, 2018
Wasiirka Howlaha guud ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane ...

Muwaadiniinta Uganda Oo Loo Fududeynayo Fiisaha Dal-Ku-Galka Somalia

December, 16, 2018
Share Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Jeneral  Jejje ...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Labadiisa Kuxigeen oo kulan uga socdo magaalada Muqdihso.

December, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya ...

Maqaallo