GGGGGG
Sunday, December 16th, 2018
header

Soomaaliya oo kaalinta labaad ka gashay dalalka Afrika ay Argagixisada ku xoogan Yihiin

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 7, 2018 by   ·   No Comments

Somaaliya ayaa kaalinta Labaad waxay ka gashay Dalalka Argagixisaddu ay ugu xoogga badanyihiinee Qaaradda Africa, sida lagu sheegay Warbixin qiimeeyn ah oo uu soo saaray  Machadka Nabadda iyo dhaqaalaha ee fadhigiisu yahay Australia.

Dalka Nigeria ayaa kaalintaSedexaad waxaa uu ka galay 138 Wadan oo qiimeeyn lagu sameeay Awoodda argagixiso ee ka jirta, wuxuuna ugu horreeya Dalka Qaaradda Africa ee Argagixisadu ka howl galaan, Aduunyadda dhan waxaa ka horeeya Ciraaq iyoAfgaanistaan.

Soomaaliya waxay hoos uga dhacday Dalal badano ay uga horeeysay liiska Qiimeeynta Awoodda agragixisadda.

Ururka Boko Xaran ee Nigeria ka dagaalama iyo Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya ayaa ka mid noqdayAfarta Urur ee dhimashadda ugu badan geeysta.

10-ka Wadan ee Argagixisadu ugu xoogga badanyihiin Qaaradda Africa ayaa waxay kaalimaha u kala heleen.

1 – Nigeria

2 – Somalia

3 – Egypt

4 – Democratic Republic of Congo

5 – Libya

6 – South Sudan

7 – Central African Republic

8 – Cameroon

9 – Sudan

10 – Kenya

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhageyso: Maxaa ka jira in wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya uu is-casilay?

December, 16, 2018
Warar la isla dhex-marayey baraha bulshada ayaa sheegayey ...

Maxkamada G/Banaadir oo go’aan ka gaartay kiiska musuqa ee wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda

December, 16, 2018
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartay kiiskii ...

Xog: Qorshe Roobow uu ku tanaasuli lahaa oo si cajiib ah u fashilmay maanta

December, 16, 2018
Qorshe la doonayey inuu maanta Mukhtaar Roobow ku ...

25-maleeshiyo oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha hoose

December, 16, 2018
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda ...

Sawirro:-Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka Oo Xal Laga Gaaray

December, 16, 2018
Saacadihii la soo dhaafay waxa socday kulamo xal ...

DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Warbaahinta Kulahadlaya Muqdisho

December, 16, 2018
Wararka Nagasoogaaya Magaalada Muqdisho Ee caasimada dalka ayaa ...

December, 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaari ...

Wasiir ka tirsanaa Xukumaadda Soomaaliya oo is casilay

December, 16, 2018
Wasiirka Howlaha guud ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane ...

Muwaadiniinta Uganda Oo Loo Fududeynayo Fiisaha Dal-Ku-Galka Somalia

December, 16, 2018
Share Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Jeneral  Jejje ...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Labadiisa Kuxigeen oo kulan uga socdo magaalada Muqdihso.

December, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya ...

Maqaallo