GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Muwaadin Somali Ah Oo Lagu Xiray Jesiiradda Malta

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 7, 2018 by   ·   No Comments

Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo Cismaan Cumar C/kariim oo 22-jir ah ayaa la sheegay inuu qeyb ka ahaa Dhallinyaro Ajaaniib ah oo loo haysto inay bishii hore jir-dileen nin kale oo aan la shaacinin dalka uu ka soo jeedo.

Baarayaasha Boliska Malta ayaa la sheegay inay Ninka Soomaliga ka dhigteen bar-tilmaameed, kadib, markii la sheegay inuu ku lug lahaa dagaalki bishii November 24-dii ka dhacay magaalladda Sant Julian.

Boliska waxay sheegeen in Ninka Soomaaliga iyo tiro dhallinyaro shisheeye ah ay si wadajir ah u garaaceen Dhibane, iyagoo ku feeray dhagxaan.

Cismaan Cumar C/kariim oo aan wax cinwaan guri ku lahayn Jesiiradda Malta waxaa la sheegay in shalay la hor geeyey Maxkamadda, wuxuuna beeniyey inuu ku lug lahaa fal-dembiyeedka lagu soo oogay.

Dhinaca kale, Garsooraha Maxkamadda oo lagu magacaabo Doreen Clarke,waxa uu  amar ku bixiyey in Eedeysanaha lagu sii hayo Xabsiga, maadaama uusan lahayn Cinwaan Degaan oo loogu hagaagi karo, laguna sii dayn Karin damiin.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo