GGGGGG
Sunday, December 16th, 2018
header

XOG CUSUB: Villa Somalia oo kala direysa Ciidamada ilaalinaya Musharixiinta Koofur Galbeed & Farmaajo oo koofur galbeed kubad siyaasadeed ku ciyaarayo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 6, 2018 by   ·   No Comments

Xog gaara oo ay heleyso allsaaxo.com ayaa sheegeysa in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay qorsheyneyso inay la wareegto sugida Amniga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Kulan ka dhacay Villa Somalia ayaa lagu gorfeeyay sidii xal looga gaari lahaa Amni darada kusoo korortay Baydhabo iyadoo weeraro is daba joog ay ka dhaceen Magaaladaasi.

Dowlada dhexe ayaa Todobaadkii hore Ciidamada geysay Baydhabo iyagoo la dajiyay xero ku taalla agagaarka Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed balse Xildhibaano dhowr ah ayaa kasoo horjeestay iyagoo sheegay in Dowlada ay faragalin qaawan ku heyso Doorashada Koofur Galbeed.

Ciidamada Dowlada ay geysay Magaalada Baydhabo ayaa la sheegay inaysan ku filnaan karin amniga Magaalada oo markii hore loogu tala galay inay ku koobnaadaan Goobta Doorashada ka dhaceyso laakiin hada Dowlada Dhexe waxay dooneysaa inay gabi ahaanba Amniga Magaalada la wareegto.

Ciidamadan ayaa isugu jiri doona Boolis iyo Nabad sugid iyadoo goobta Doorashada ay ka dhaceyso la qorsheynayo in la geeyo Ciidamada Alpha Group oo Maalmaha soo aadan Muqdisho ka baxaya halka Booliska iyo Nabad sugida Magaalada lagu daadin doono.

Afar ruux oo seddex kamid ah yihiin ciidamada booliska ayaa Habeen ka Hor  ku dhaawacmay weerar ka dhacay magaalada Baydhabo, waxaana xiligaasi socday baaritaanka gaadiid doonayay inay magaalada galaan.

Dowlada Soomaaliya oo kaashaneysa Maamulka Koofur Galbeed ayaa dooneysa inay sare u qaado Amniga Magaalada inta ay doorashada socoto maadaama Madaxda Dalka iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka ay tagayaan Baydhabo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhageyso: Maxaa ka jira in wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya uu is-casilay?

December, 16, 2018
Warar la isla dhex-marayey baraha bulshada ayaa sheegayey ...

Maxkamada G/Banaadir oo go’aan ka gaartay kiiska musuqa ee wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda

December, 16, 2018
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartay kiiskii ...

Xog: Qorshe Roobow uu ku tanaasuli lahaa oo si cajiib ah u fashilmay maanta

December, 16, 2018
Qorshe la doonayey inuu maanta Mukhtaar Roobow ku ...

25-maleeshiyo oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha hoose

December, 16, 2018
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda ...

Sawirro:-Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka Oo Xal Laga Gaaray

December, 16, 2018
Saacadihii la soo dhaafay waxa socday kulamo xal ...

DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Warbaahinta Kulahadlaya Muqdisho

December, 16, 2018
Wararka Nagasoogaaya Magaalada Muqdisho Ee caasimada dalka ayaa ...

December, 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaari ...

Wasiir ka tirsanaa Xukumaadda Soomaaliya oo is casilay

December, 16, 2018
Wasiirka Howlaha guud ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane ...

Muwaadiniinta Uganda Oo Loo Fududeynayo Fiisaha Dal-Ku-Galka Somalia

December, 16, 2018
Share Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Jeneral  Jejje ...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Labadiisa Kuxigeen oo kulan uga socdo magaalada Muqdihso.

December, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya ...

Maqaallo