GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Akhriso:-Dhinac,yada isku Hayo Yemen oo Wada-hadalo u Furmeen

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 6, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa goor dhaw furmay wadahadalada nabadda ee dalka Yemen oo lagu qabanayo Sweden waxaana khudbad daah fur ah halkaasi ka jeediyay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Yemen Martin Grithifs.

Martin ayaa sheegay in mustaqbalka dalka Yemen uu gacanta ugu jiro kooxaha isku haaya dalkaasi ee lagu wadahadalsiinayo Sweden, waxaana Xuutiyiinta wadahadalkaasi ku matalaayey saraakiil sar sare oo laf dhabar u ah jiritaankooda.

“Waxaa sharaf inoo ah in ugu dambeyn wadahadlkaani uu qabsoomayo oo aan si loo dhan yahay kaga soo qeyb galnay waxaana rajaynayaa in uu ka dhalan doono heshiis lagu aayo oo taariikhi ah” ayuu sheegay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Yemen Martin Grithifs.

Todobaadkii tagay ayey aheyd markii xulufada Sacuudiga uu hogaamiyo ay 50 dagaalyahano oo xuutiyiinta ka tirsan oo dagaalada Yemen ku dhaawacmay ay u ogolaadeen in loo qaado dalka Cumaan si loogu soo dabiibo, taasi oo muujinaysa in wax xoogaa xulufada uu Sacuudiga hogaamiyo ay dabacsanaan muujinayaan.

Halkaan ayaan idiin kugu soo gudbin doonaa hadii uu ALLE idmo waxa kasoo baxa wadahadaladaan.

XIGASHO: Aljazeera TV.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo