Dhagayso:-Isqab Qabsi Maamul oo ka Taagan Dagmada baardheere iyo baaq laga soo saaray
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on December 6, 2018 by said · No Comments
Mas,uuliyiinta Maamulka Gobolka Gedo ayaa waxay ugu baaqeen dadweynaha ku dhaqan degmada Baardheere in ay ka hor tagaan wax kasta oo dhalin kara isku dhac dhex mara dhinacyada isku haya khilaafadka ka taagan maamulka degmada Baardheere,waxaana sidoo kale ugu baaqeen Saraakiisha Ciidamada XDS in ay gacanta si buuxda ugu dhigaan Amaanka degmada iyo Xarumaha Maamulka .
Cismaan Nuur Xaaji (Macalimo)oo ah G/Ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo oo la hadlayey Vos ayaa sheegay in aan la aqbali kain Madaxda Jubaland in labada Mas,uul ay u soo kala magacaaban Gudoomiyayaal,islamarkaana ay ku guul dareesteen in ay kala saaraan,waxuuna ka Codsadey Dowlada Federaalka in ay arintan ay soo faro geliso khilaafka maamul ee ka taagan Baardheere.
Xaalada Magaalada Baardheere ayaa hadda degan,waxaana degmada duhurnimadii maanta saraakiisha Ciidamadu ay qaadeen Bandowgii ay ku soo rogeen degmada,balse waxaa xiran oo aanan shaqeyneynin Xarumahii Maamulka degmada Baardheere.
Related
February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...
February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...
February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...
February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...
February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...
February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...
February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...
February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...
February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...
February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...