GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Baadi goob loogu jiro Askar Maraykan oo lagu la’ yahay Xeebaha dalka Japan.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 6, 2018 by   ·   No Comments

Diyaaraddaha shilka galay ee isku dhacay ayaa  noocoodu kala ah Diyaaradda Dagaalka ee F 18 Hornet  iyo dayurad kale oo nooceedu ahaa kuwa shidaalka hawada ku siiya Diyaaradaha kale xiliga shilka uu dhacayay ayaa la tilmaamay inay isku dhaceen iyaga oo Tababar Shidaal-siin ah ku jireen.

Tirade askarka la la,yahay ayaa ah 6 Askari oo ka tirsan ciidamada badda  Maraykanka, kadib, markii ay Waaberigii hore ee saaka ay isku dhaceen Labo Diyaarad goob 322 KM ka baxsan Xeebaha dalka Japan.

Takeshi Iwaya oo ah Wasiirka Difaaca ee dalka Japan ayaa sheegay in ay  ciidamada badda ee  Japan soo badbaadiyeen mid ka mid ah Duuliyayaashii la socday Diyaaradda Dagaalka  F/A 18 Hornet, ee shilka galay kaasi oo iminka xaalladiisa caafimaad lagula tacaalayo mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalada dalkaasi Japan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo