GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

SAWIRO :-FAAH-FAAHIN KASOO BAXAYSA QARAX GALABTA KA DHACAY MUQDISHO.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on December 2, 2018 by   ·   No Comments

Qaraxaan ayaa ka dhacay meel u dhaw isgoyska Sayid, waxana ku geeriyooday Agaasimaha Waaxda Boostada iyo Isgaarsiinta Saacid Xooki Jaamac oo watay gaariga qarxay.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miinada Nuuca Dhajiska ah oo ku xirneed gaarigiisa oo ah Nuuca loo yaqaan (Toyota Carib).

Labo qof oo shacab ah ayaa dhaawac soo gaaray sida allsaaxo ay u sheegeen Goobjoogayaal, waxaana loo qaaday Goobaha Caafimaadka, si loogu daweeyo dhaawacyada soo gaaray.

Ciidamada Dowladda gaar ahaan Booliiska ayaa Goobta tagay, waxa ayna xireen Isgoysyada Dabka iyo Sayid.

La soco wixii kasoo kordha.

Gaariga Qarxay.
Gaariga Qarxay oo Meel fog laga sawirray.
Ciidamada Booliiska iyo Dadka deegaanka oo dul tagay Gaariga Qarxay.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo