GGGGGG
Wednesday, March 27th, 2019
header

Daacish oo la ogaaday in dagaalamayaal shisheeye ay ku soo daabulayso Soomaaliya.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on November 21, 2018 by   ·   No Comments

Qaramada Midoobe  ayaa sheegtay in Ururka Daacish uu dagaalamayaal shisheeye ku daabulayo Soomaaliya, islamarkaana ururka xoogiisku uu hada  ka howlgalo Gobolka Bari ee Soomaaliya.

Warbixinta Qaramada Midoobe ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday in Daacish ay qoranayaan Dagaalamayaal Ajaanib ah, kuwaas oo ka soo cararaya cadaadis militari  oo ku qabsaday dalalka Ciraaq, Siiriya iyo meelo kale

“Ururka Daacish Hadda si muuqata ayuu u kordhayaa waxaa uu ka batay 2016kii oo uu ahaa wax ka yar 12 waxaa uuna gaaray 200” ayey QM ku sheegtay warbixin ay soo saartay.

Ururka oo hadda khatar muuqata ku ah Maamulka gobolka Bari ee puntland ayaa lagu yiri qoraalka Qaramada midoobe.

QM ayaa waxaa ay sheegtay in bartilmaameedka ugu weyn Daacish ee xilligan uu yahay sidii ay Al-shabaab ugala wareegi lahaayeen koofurta Soomaliya, iyagoo Dad badan ka qoraya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Ururuka xamaas oo ka jawabtay duqayn Israel la beegsatay Gaza

March, 26, 2019
Dowlada Masar ayaa la sheegay inay waan-waan ka ...

War-Murtiyeed Wadajir ah Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka

March, 26, 2019
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo ...

SAWIRO:- Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Morooko

March, 26, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 5 Ruux

March, 26, 2019
Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa fagaaro ku yaalla deegaanka ...

Xalinta Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo bilaabatay

March, 26, 2019
Magalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag waxaa kulan ...

SAWIRO:- Kulan Dhuusamareeb uga socdo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madaxda Galmudug

March, 26, 2019
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ...

Afar Carruur ah & Hooyadood oo ku geeriyooday waxyaabaha qarxa

March, 26, 2019
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu ...

Madaxweyne Farmaajo oo qiray in Ciidamada dowladda dhowr bil mushaar qaadan

March, 26, 2019
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa taagneyd cabasho ka ...

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay Cabashada Ciidamada dowladda ee Gobolkaas

March, 26, 2019
Laba Maalin ka hor Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

March, 26, 2019
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ...

Maqaallo